Dhiigmiiradka Daacish ayaa 50 qof ku xasuuqey caasimada Kabul kadib markii ay qarax u dhigeen dadka Xasaarada oo dalbanayay xaquuqdooda. Xasuuqan ayaa imanaya xilli arggixisada Talibaan ay si dabar go,ayaan.
Qoomiyada Xasaarada ee degan bartamaha Afganistaan ayaa diidan xarig koronto oo laga weeciyay dhulkooda iyagoo ku doodaya in dhulkoodu mugdi ku Jiri doono.. Dadkan ayaa xasuuq la kulmey xilligii argagixisada Talibaan xukumaysay dhulka.
Inkastoo caasimada loo xirey banaanbaxan awgeed hadana waxa muuqata in aan si fiican looga baarin halka dadku ku banaanbaxayaan oo u muuqata in kooxaha amaanka laftoodu la jiraan argagixisada.
Waxa goobta buuxsamay dhiig iyo lafaha dadkii la xasuuqey oo daadsan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS