X

Argagixisada xalaashatey dhiiga Muslimiinta oo masaajid ku xasuuqey 27 salaad tukanayay

Madaxweynaha Afgaanistaan ayaa canbaareeyay xasuuq argagixisada dhiiga Muslimiinta iyo kan bani aadamkaba xalaashatey ee Daacish ku qaadey masaajid ku yaala caasimada dalkaasi.

Xilliga uu weerarka dhacay ayaa dadku ku cibaadeysanayeen masjidka oo ay ku tukanayeen dadka ay diinta ka saareen ee Shiicada. Madaxweyne Qaani ayaa u sheegay dadka Afgaanistaan in ay ku dhicin dabinka argagixisada ee ah in ay magacaabn u bixiyaan dadka kadibna dhiigooda xalaashadaan.

Ilaa hadda 27 qof ayaa ku dhintey halka dhaawacanuna aad u badan yahay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.