Wararka aan hada helayno ayaa sheegaya in maxkamada ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya dil toogasho ah ay ku xakuntahay argaixisadii ka dambeysay xasuuqii ka dhacay Baydhabo ee dadka badan ay ku dileen qaarnas ku lixaad tireen.
Ilaa iyo Afar ruux oo loo heestay Qaraxyadaan ayaa lagu xakumay dil toogasho ah waxaana ku dhawaaqay xukunkaan Liibaan Cali Yarow oo ah gudoomiyaha Maxkamada Sare ee ciidanka.
Sidoo kale Maxkamada ayaa xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan ciidanka dolwada kaas oola sheegay inuu horay dil u geestay.
Xukunkaan ayaa wuxuu ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay halkaas oo haatan ay ku suganyihiin masuuliyiinta maxkamada ciidanka.
Qaraxyadii ka dhacay Baydhabo ayaa sababay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad rayid ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS