X

Argagixisadii Raqa ee Siiriya oo waayay meel ay u cararaan iyo geesiyiinta Kurdiyiinta oo ku dhow

Argagixisadii Raqa ee Siiriya oo waayay meel ay u cararaan iyo geesiyiinta Kurdiyiinta oo ku dhow. Dagaalka ayaa gaadhey gudaha magaalada argagixisada dishootey ee Raqa.

Raqa ayaa dulsaaran gudaha wabiga Yufaraatis waxana u dhow biyo xidheen weyn oo reer Siiriya ku waraabsadaan beeraha koriontana ka helaan.



Argagixisada ayaa dabada ka gashay guryaha dadkii lahaa ay dileen qaarna ay qixiyeen. Waxa weerarka hogaaminaya geesiyiinta Kurdiyiinta oo ay la socdaan Carab argagixisadu adoonsatey.



Ma foga xilliga la xoreyn doono RAQA dibna loo soo celin doono xadaaradii magaaladii lahayd. Aafada ay kaga tagtey argagixisadu ayaa si qotodheer u aafaysay goobaha ay haystaan.

Dadka ayaa la faray in loo labisto sida Sucuudiga oo ah raga dhar khamiis haweenkana wejiqaris iyo dhar madow oo ayna dhaqan u lahayn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.