X

Argagixisadii weerartey Madaarka Turkigaa oo dhamaantood ka soo jeeda wadamadii Ruushka

Dawlada Turkiga ayaa cadaysay in argagixisadii weerartey madaarka Istanbul ay dhamaantood ka soo wada jeedeen wadamadii Ruushkii hore sida Ruushka, Kirgistan iyo Usbakistaan.

Muuqaal ay Turkigu sii daayeen ayaa muujinaysay sida argagixisadu ku soo gashay garoonka iyadoo mid ka mida si toosa loo toogtey halka kuwa kalena ay isku dhex qarxiyeen dad yaacaya.

Rashiid CEELAANYO

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.