X

Argagixiso afduub ku haysata maqaaxi laga shaaheeyo dalkaasi Austareeliya iyo booliiska oo ku hareereysan+SAWIRO

Sydney 15 Dec 2014–Cidamada sida gaarka ah u tababaran ayaa ku hareeraysan argagixiso saakadii hore ee subaxii xilliga Austareliya afduub ku gashay maqaxi laga shaaheeyo o ku taal bartamaha magaalada caasimada kana mida aagaga sida aadka ah loo ilaaliyo.

Wararki ugu dambeeyay ayaa sheegaya in wali aanu jirin wax xiriira oo u dhexeeya ciidanka hareereeyay iyo argagixisada iyadoo dhowr shaqaale ah o ka shaqeeya maqaaxida ay ka baxsadeen goobta.

Wararka saakadii hore xilliga Sydney ayaa sheegaya in calanka argagixisada caalamiga ee Madow uu ka soo muuqdey daaqad ka mid maqaaxida ay galeen.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.