X

Argagixiso afduuban oo soo gashay tuulo ciidanka Amisom ka baxeen calankooda madowna ka taagtey: SAWIRO

Somalida ayaa ku eedeeyay ciidanka Amisom in ay kolba tuulo u baneeyaan argagixisada afka duuban kadibna tuuladaas dib loogu dagaalamo. Amisom ayay sheegeen in ay dalka u joogaan hanti urursi.

Tuulada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa argagixisadu socod ku soo galeen iyadoo faaruqa. Dadka deegaanka ayaa ka cararay guryahooda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.