X

Argagixiso baxsad ah oo galay dhul aan laga fileyn Koofurta Somaliya

Members of al Shabaab, al Qaeda-linked insurgents, ride in a pick-up truck after distributing relief to famine-stricken internally displaced people at Ala Yaasir camp at Km50 outside Somalia's capital Mogadishu, September 3, 2011. More than 800,000 Somalis are refugees, according to U.N. estimates, while up to 1.5 million are displaced within the Horn of Africa country. Picture taken September 3, 2011. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: SOCIETY CIVIL UNREST POLITICS)

Argagixiso baxsad ah ayaa galay dhul aan la fileyn Koofurta Somaliya. Argagixisadan shabaab ee ka ordaya duqeymaha Maraykanka ayaa lagu arkey dhul aan hore loogu arkin jirin.

Maraykanka ayaa kordhiyay duqeymaha uu ku hayo argagixisada xasuuqa xun ku haysa ummada Somaliyeed.



Tuulada madhooyo oo 25km u jirta degmada Matabaan ayaa la sheegay in ay soo gaareen argagixiso ka tirsan Shabaab oo wata gaadiid dagaal kuwaasi oo aan si dhab ah.

Qaar ka mid ah Shacabka tuuladaan ayaa sheegey in ay arkeen argagixisada oo ilaa dagaalamayaal Al-shaab katirsan oo wata 5 Gaadiid.



 Maamulka Ahlusunna ayaa sheegay inay isha ku hayaan dhaqdhaqaaqa argagixisada inkastoo ay sheegeen inay raadinayaan meel ay isku qariyaan.

Deegaanada u dhow Matabaan ayaa ah dhul ay welli ku sii hartey keymo ahna dhul buuralay ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.