X

Argagixiso Daacisha oo xukun ku dhacay

Maxkamada ciidanka qalabka sida ayaa liqsiisay argagixiso Daacisha xukun ku haboon xasuuqyada uu ka gaystey magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho.


Ninkan xukunka dilka ah ku dhacay ayaa lagu magacaabaa Aadan Maxamed Cali ayaa magaalooyinkaa ku xasuuqay dad shacaba oo aan waxba galabsan.



Sidoo kale waxa maxkamadu waxba ku wayday Csbdishakuur Xaaji Barsanji oo la shaqaynaayay gacan ku dhiiglaha sidaasna lagu sii daayay.

Maaha markii ugu horeysay ee argagixisada weyn ee Daacish lagu tido xukuno dila laakiin ay yaryihiin kuwa fuley.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.