X

Argagixiso fara cidideed kaga baxsadey askar cayrsanayay kadib nin ay dileen

Argagixiso fara cidideed kaga baxsadey askar cayrsanaysay kadib nin ay dileen. Argagixisada ayaa ninka ku duishey suuqa bakaaraha halka isla argagixiso kale duubanaayeen. Waxa caadi u ah argagixisada inay duubtaan xasuuqa ay muslimiinta u gaystaan kadibna ka sameeyaan filim baahiyaana ayagoo ku sheega gaalo ay dileen.


Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan ninka la dilay inuu ka mid ahaa dadka rari jiray gaadiidka dadweynaha ee halkaasi dadka ka qaada.


Dilalka argagixisada ay ka gaystaan Muqdisho ayaa kor u dhaafaya 80, kuwaas oo ay intooda badan duubtaan. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan ninka la dilay inuu ka mid ahaa dadka rari jiray gaadiidka dadweynaha ee halkaasi dadka ka qaada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.