Muqdisho–Qaraxyo ayaa goordhow laga maqlay huteel Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho halklaas oo ay degan yihiin masuuliyiin ka tirsan dawlada iyo wasiirada qaar wuxuuna ka mid yahay meelaha lagu sheego in ay amni yihiin.
Wixii warara kala soco wararkayaga dambe
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS