X

Argagixiso hubeysan oo haweenay ku diley Gaalkacayo sideese dilku u dhacay

United Nations office guards and Somalian soldiers carry the dead body of their colleague who was killed in a suicide car bomb outside the UN’s office in Mogadishu, Somalia, Tuesday, July, 26, 2016.A suicide bomber detonated an explosives-laden car outside the United Nations Mine Action Service offices in Mogadishu, killing 13 people, including seven U.N. guards, a Somali police official said(AP Photo/Farah Abdi Warsameh)

Argagixiso hubeysan ayaa haweenay ku diley Gaalkacayo sideese dilku u dhacay. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in nin hubeysan uu halkaasi ku dilay haweenay Ganacsato aheyd.

Sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidamada haweenayda la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Warsan Faarax Yacquub, waxaana ay ka mid aheyd Haweenka ganacsatada ah.



Argagixiska hubeysanaa ee dilka geystay ayaa waxaa la sheegay in uu baxsaday , waxaana goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa maamul goboleedka Puntland.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.