Argagixiso isku soo dhiibtey Jubba oo war laga soo saaray. Maamulka Jubba ee Axmed Madoobe ayaa sheegay in tiro argagixiso la soo xiriireen saraakiisha ciidamada maamulka Jubba.
Isa soo dhiibida argagixisada ayaa imaanaysa ayadoo weerar ay ku ekeeyeen maamulka Jubba iyo kuwa Kiiniya.
Madaxa Amniga ee gobolka Gedo Bille Huufood Ibraahim ayaa ugu baaqay shacabka gobolka inay la shaqeeyaan Ciidanka si loo xaqiijiyo amaanka guud ee gobolka gedo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS