X

Argagixiso ka faaiideystey cafiskii madaxweynaha oo isa soo dhiibey: SAWIRO

Argagixiso ka faaiideystey cafiskii madaxweynaha ayaa isa soo dhiibey maanta. Argagixisadaan ayaa ah saraakiil Shabaaba oo ka dagaalami jirey deegaano u dhow Buurxakaba dadkana baqdin gelin jirey.



Labadan argagixiso ee isa soo dhiibey ayaa lagu kala magacaabaa Cusmaan Cabdi Xasan iyo Cali Uunsow Maxamed waxayna maamulka degmada Buurxakaba u soo bandhigeen saxaafada ayagoo wata qoryahooda.



Madaxweynaha ayaa sheegay in la soo dhaweyn doono dhalinta argagixisadu u adeegsato xasuuqa Muslimiinta haday isa soo dhiibaan.

Lama garan karo dambiyada argagixisadaan ka galeen ummada Somaliyeed maadaama ayna dawlada u qorneyn kuwa ugu xun ee fuliya xasuuqa Muslimiinta habeen iyo maalin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.