Argagixiso ka tirsan dhiigmiiradka Shabaab oo wadey gaari uu ka soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa kaligii ku dhintey qarax uu la damacsanaa muslimiin.
Dhiig miiradka argagixisadu soo hubeysan ayaa isla lahaa xilli afurka dadka Muslimiina sii galaafo ayadoo been loogu sheegay in jano lagu galo xasuuqa Muslimiinta.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in qaraxan oo ka dhacay Aargadda Madiina uu ku dhintay kaliya qofkii watay gaarigaas.
Argagixisada ayaa qarxiyay laba xaafad egmo oo ka tirsan Muqdisho waxayna ku socdeen xaafada Madiina waxana yaab noqon lahayd haddii isla xaafadana at dad ku dilaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS