X

Argagixiso ku socday maqaayad laga buuxo si uu dad badan u dilo Kismaayo oo kaligii qarxay

Argagixiso ku socday maqaayad laga buuxo si uu dad badan u dilo Kismaayo oo kaligii qarxay. Naftii haligahan ayaa la soo sheegayaa in uu ku qarxay isgoys u dhow maqaayada uu ku socdey.

Dhiigmiiradkan ayaa ogaadey in maqaayada dad badan isugu yimaadaan xilliyada galabtii oo lagu yiri waa halka kaliya ee aad ku jano tagi. Ilaa hadda lama oga khasaaraha dhabta ah.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS





admin:

This website uses cookies.