X

Askari Gabooye ah oo cadaalad daro tii ugu xumeyd lagula kacay iyo nin Isaaqa ayaad soo sheegtay yaad is mooday+MUUQAAL

Hargeysa–Askari Gabooye ah oo ka tirsanaa ciidamada milatariga Hargeysa ayaa cadaalad daro awgeed is ciilkaambiyad sida xun ee hortiisa loogu jeex jeexay darajadiisii lagana dhigey naag la furey sida hadalkiisa uu u dhigey. Askariga ayaa qarxiyay hub dad lagu gumaadayay oo uu sheegay kana mid ahayd shaqadiisa. Waxase qabsartay wax aanu filanayn.

Gabooye ayaa cadaalad xumo joogta kala kulma Somalida oo Hargeysa ka mid tahay meelaha ugu daran iyadoo boqolaalka reer Hargeysa ee aduunka u qaxay ay ku dhiiban yihiin Gabooye.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.