Siyaasiga Jaylaani Jama Uurdoox ayaa waraysi kaga Hadley xaalada gobolka Awdal oo uu ku sheegay in dadka habeen kasta guryaha loogu soo dhaco magaaladuna ay nasiib daro ku dhacday.. mar wax laga waydiiyay Ramaax ayuu ku tilmaamay qof aan lahayn kartidii maamul, aqooneed iyo akhlaaqeed.. wuxuuna sheegay in uu hooyadii si caama wax uga sheegay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM