Astaamaha lagu garto adoomaha RABI waa cashar diini ah oo uu inoo akhriyo Sh C/rashiid Sh Cali Suufi
Astaamaha lagu garto adoomaha RABI waa cashar diini ah oo uu inoo akhriyo Sh C/rashid Sh Cali Suufi. Waxa kale oo ku Jira casharo aad ka faaiideysanayso iyo qisooyin aad u jeclaanayso.