Astaamaha lagu yaqaan adoomaha waa cashar diini oo ay ku jiraan qisooyin cajiiba
Astaamaha lagu garto adoomaha RABI waa cashar diiniya oo ay ku dhex jiraan qisooyin cajiiba oo qofka ugu filan ku cibro qaadasho mudan. Waxana inoo soo jeedinaya fadiilatul Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.