X

Awalba qol isku reera wanaag lagama fileyn: xildhibaan Cadoosh oo reer Awdala

Xildhibaanka reer Awdal ee Cadoosh oo wax ka yiri ku shubashadii ka dhacday golaha beesha dhexe ee lagu qiimaynaayay degmooyinka ayaa yiri awalba wax hal rer wato kheyr lagama sugeyn.


Wuxuu tusaale u soo qaatey degmada Dilla oo aan galkeedii laga soo qaadin haddana ka mida meekaha Muuse Biixi looga soo baxo.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.