X

Awdal oo abaartu ku soo noqotey iyo khasaare ka dhashay Woqooyiga Awdal

Awdal oo abaartu ku soo noqotey iyo khasaare ka dhashay Woqooyiga Awdal. Abaarta ayaa markale ka dilaacdey xeebaha gobolka Awdal halkaas oo roobabku ka tiixin in muddo ah.

Laba ruux ayaa u geeriyootey abaarta. Dadka deegaanka ayaa hore u qayliyay dalbadayna gurmad waxase gabay kuwii ay codka siiyeen.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=BSV69AEargI[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.