X

Axmed Ismaaciil Samatar oo ka qaybgalay dagaalka Tukaraq

ARAABINEWS

Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka qaybgalay dagaalka Tukaraq asagoo xoolo nool oo adhi ku khasaariyay maleeshiyada jeegaanta ee Tukaraq joogta.


Ceebta Axmed Ismaaciil Samatar ayaa hadda maraysa halkii ugu hoosaysay ayadoo dadka qaarkii iska cafiyeen markii isku dhiibey maamulkii Siilaanyo toosna u qaatey siyaasadooda iyo hadaladooda.


Dadka ayaa hore uga aaminsanaa inuu ka soo caroodey Xamar oo uu si xun ugu fashilmey inuu codad ka helo oo codadka uu helayna ay ahayd Samaroonka uu hadda dabada qoriga kaga dhuftey.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=XgfQIxWZz20[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.