X

Axmed Karaash muxuu ku soo arkey tuulada Af-urur ee Butlaan: SAWIRO

Shalay ayay ahayd markii argagixisada Shabaab ka carartey tuulada Af-urur oo ay ku sugnayd laba usbuuc markii ciidanka Butlaan uga soo baxeen. Markey shalay arkeen ciidan ku soo socda ayay ooda jabiyeen taas oo ka dhigeysa marba waa ninkiisa.


Markii ku xigeenka Butlaan Axmed Karaash tagey tuulada Af-urur ee gobolka Bari ayuu kala kulmey dad si wanaagsan u soo dhaweeyau laakiin wejiyadooda ay ka muuqato cabsidii argagixisada.

Waxay gudbiyeen baahiyaha ay qabaan ayagoo rajaynaya in laga jawaabo, waxayna tilmaameen cadaadiska sy kala kulmern argagixisada.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.