X

Axmed Madoobe Kiiniya ayuu u shaqeeyaa lamana aqoonsan karo: Xildhibaan Jeesow

Xildhibaan Amiin Daahr Jeesow ayaa qarxiyay in warqada lagu aqoonsanayo Axmed Madoobe ay ka soo baxdey qol mugdi ah oo dadka qoraayay ay ka muuqato cabsi ayuu yiri xildhibaanka oo sheegay in Axmed Madoobe Kiiniya u shaqeeyo.


Bulshada Jubooyinka ayaa ka biyo diidey aqoonsiga dawladu siisay Axmed Madoobe, waxase la ogyahay in cadaadis dawlada ay ku saareen Maraykanka oo hadda kala direy barlamaankii dalka, dalkana ku celiyay saamiley ama maamul jufeedyo afara oo shiraya.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.