X

Axmed Madoobe oo ansixiyay dastuur sheegayna in dib loo dooranayo bishan 15 keeda: ARAG

Maamulka kumeel gaadhka ah ee Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe oo Kiiniya ka dambeyso ayaa sheegay in uu ansixiyay dastuur kadibna ku dhawaaqay in uu yahay maamul buuxa oo ka baxay ku meel gaadh..wuxuu sidoo kale ku dhawaaqay in bishan shan iyo tobankeda dib loo soo dooran doono.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.