X

Axmed Madoobe oo beeniyay in Kiiniya dad shacab ah ku xasuuqdey Ceelcade: Anaa ka masuula haddii…

Hogaamiyaha Jubba aya beeniyay in ciidanka Kiiniya xasuuq ka gaysteen deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo halkaas oo dadka deegaanku sheegeen in xasuuq xun ka dhacay. Axmed Madoobe ayaa sheegay in dagaalkaas auy ku dhinatey 3 qof iyo 4 xoolo ah haddii la helo hal iyo hal neef oo kale anaa masuula. Waa boorobaganda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.