axAxmed Madoobe ayaa maanta diidey amar ka soo baxay dawladda dhexe kaas oo sheefayay in ardey aan soo marin imtixaanka wasaarada aan loo ogolaan ibay galaan jaamacadaha dalka si loo kordhiyo tayada ardeyda soo baxaysa. Waxase diidey Axmed madoobe oo sheegay inayna suurtagal ahayn.
Waxay ahayd maalin dhaweyd markii raiisal wasaaraha Xasan Cali Kheyre ka yimi Kismaayo lana filaayay in la dhameeyo diidmada joogtada ah ee maamulkiisu wado.
Axmed Madoobe ayaa dhankiisa qaba in aan loo baahneyn laba imtixaan oo haddii tooda la yeeli waayo ayna qayb ka ahayn qirshahaas maadaama dawlada dhexe ayna lahayn awood ay nagu soo gaarto.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS