X

Axmed Madoobe oo diidey in uu saxiixo xildhibaanada laga doortey Kismaayo iyo sababta

Hogaamiyaha maamulka Jubba ee Kismaayo Axmed ayaa laga soo xigtey sida warar lagu kalsoonaan kario at sheegayaan in uu diidey in uu saxiixo xildhibaanada laga soo doortey Kismaayo.

Wararka ayaa Intaasi Waxa ay ku darayaan in Axmed Madoobe uu ku Xiray Sixiixaasi Shuruud adag Sida Wararka ay tibaaxayaan. Warka ayaa shegaya in Axmed Madoobe rabo in la xaliyo cabashada Puntland ee ku aadan gobolada Woqooyi.

Cabdiwelli GAAS ayaa hadda ku suiugan Shiinaha halkaas oo uu si madax banaan heshiis ula soo galayo shariikado ka tirsan dalkaasi Shiinaha.

51 Xildhibaan Ayaa Dhowana Lagu soo Xulay magaalada Kismaayo iyada oo Maamulka Jubbaland uu noqday maamulka Kale ah ee soo Dhameeystiray Xildhibaanada Baarlamaanka ee Ka imaanaya Maamul Goboleedka Jubbaland.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.