X

Axmed Madoobe oo ka qayliyay mooshin dib u dhacay oo cod loogu qaadayay sharcinimada barlamaanka JUBBA+MUUQAAL

Kismaayo–Axmed Madoobe ayaa ka qayliyay mooshin yaala barlamaanka Somaliya oo dib loogu eegayo sharcinimada barlamaan dhawaan laga dhisay Jubba oo dadka deegaanku sheegeen in lagu shubtey oo ayna xaqoodii. Xildhibaanada barlamaanka Somaliya ayaa kadib mooshin keenay barlamaanka sharcinimadiisa taas oo maanta dib u dhacday.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.