X

Axmed Madoobe oo ka xanaaqay af-Ingiriis qabsaday shir Somali loogu talogalay oo ka socda Muqdisho

Hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe ayaa ka xanaaqay Af-Ingiriis qabsaday shir Somali loogu talogalay laakiin dadkii lala hadlayay noqdey afar ajaaniba oo goobta fadhida. Yaan loo qaadan in aanan Ingiriis aqoonin waanan la soo bixi karaa warqad dheer.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.