Hogaamiyaha maamulka ku meel gaarka ee Jubba Axmed Madoobe oo shir jaraaid qabtey ayaa ka hadlay xildhibaano toban ah oo lagu kordhiyay barlamaanka isagoo ku tilmaamay in uu xal u yahay beelaha cabanaya. Lama oga in beelaha kale ogolyihiin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM