X

Axmed Madoobe oo markale ku dhawaaqay dagaal ka dhana argagixixsada: SAWIRO

Horjoogaha Jubba Axmed Madoobe ayaa markale ku dhawaaqay dagaal ka dhana Wahaabiyada ku sugan goobo badan oo ka mida gobolka Jubbada Hoose halkaas oo ay weheshadaan ciidanka Kiinya ee ku sugan gobolka.


Axmed Madoobe ayaa maanta booqday Deegaanada Baar-sanguuni iyo Buulo-gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose.
Deeganadan oo kal hore laga saaray Wahaabiyada kooxda gaaleynta ee Shabaab ayuu sheegay in ay Ciidamadu shaqo wanaagsan ka qabteen dhawaana la bilaabi doono howlgalo Cusub oo lagu xoraynayo deeganada kale ee Gobolka.


Maaha markii ugu horeysay ee Axmed Madoobe ku dhawaaqo dagaal noocana, wuxuu taageero ka waayay ciidanka Kiiniya oo Kismaayo shaqa hawadeeda iyo kheyraadkeeda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.