Muranka siyaasadeed ee Jubba ayaa cirka isku sii shareeray iyadoo Axmed madoobe sheegay in uu u taagan yahay in uu xilka sii hayo iyadoo ayna jirin cidkale oo u sharaxan xilli barlamaankiisa la kala direy oo sharciyan aanu jirin barlamaan dooran kara Axmed Madoobe ilaa la dhiso mid lagawada raali yahay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM