X

Axmed Madoobe oo soo gudbiyay liiska waxa loogu yeeray aqalka sare

Maamulka Juba ayaa ku dhawaaqay liiska xubnaha musharaxiinta u taagan aqalka sare oo ka kooban 20 xubnood waana maamulkii 3aad ee soo saara liiska Musharaxiinta u matalaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Liiska lasoo saaray waxaa ku jira siyaasiyiin caan ah oo qaarkood soo maray Madaxda Maamulka Jubaland waxaana Kamid ah Madaxwayne ku xigeenkii 1 aad ee Jubaland Cabdulaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag iyo Siyaasyiin kale oo caan ka ah Magaalada Kismaayo iyo Waliba C/fataax Maxamed Cali oo ka mid ahaa Ururkii Xisbul Islaam

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.