X

Axmed Madoobe oo xaqirey qoondadii haweenka qabqablayaalna soo xuley iyo jufooyinka ay ka soo jeedaan

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay Xubnaha u matali doona Aqalka Sare ee Dowlada Somalia oo ka kooban 8-xubnood kuwaasi oo isugu jira rag iyo dumar.

Xubnahaan ayaa waxaa ku jira Hal qof oo Dumar, halka 7-kalana ay yihiin rag.

Halkaan ka Akhriso Magacyada xubnahaan iyo Beelaha ay ka soo kala jeedaan.

1-Xasan Faarax Xujaale (Beesha Ogaaden/Awlyahan)

2-Axmed Xaashi Maxamud (Ogaden/Maqaabul)

3-Cabdulahi Sheikh Ismaaciil Fartaag (Mareehan/R.ugaas Sharmarke)

4-Mowliid Xuseen Guhaad (Marehan/Reer Osman)

5-Axmed Cabdixafiid Maxamed (Digil/Mirif/Dabare)

6-Iftiin xasan baasto (Awramale)

7-Axmed Macalin Cumar (Dir/Biyo-Maal)

8-Faadumo Xasan Aadan (Koombe/Geri)

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.