X

Axmed Muumin oo feerkii shalay ku eedeeyay Siilaanyo oo ilaa hadda aan ka hadlin waxa dhacaya

Gudoomiye ku xigeenka Wadani ayaa ku eedeeyay feerkii shalay ka dhacay golaha Hargeysa maamulka Siilaanyo iyadoo ilaa hadda aanu ka hadlin Siilaanyo oo ku magacaaban madaxweynaha maamulka. Wuxuu ku tilmaamay dagaalka haamaha la wareejinayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.