X

Axmed Muumin Seed iyo xisbiga Wadani oo booqday odayaal iyo ganacsato u xiran Siilaanyo

Ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed iyo qaar ka tirsan xisbiga oo booqday odayaasha iyo ganacsatada uu Siilaanyo ku xirtey Hargeysa. Fariin ayay  u direen shacabka reer Awdal una sheegeen in la soo dayn doono.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.