Axmed Muumin Seed oo beeniyay warar ay soo saareen gudiga diiwaangelinta iyo Siilaanyo
Gudoomiye ku xigeenka Wadani ayaa beeniyay warar ay soo saareen madaxtooyada maamulka Hargeysa oo lagu sheegay in BUUHOODLE dib loo dhigo diiwaangelinta. Iyo Booqasho Boqor Rabi oo xanuunsan.