Axmed Muumin Seed oo dilalka askarta ku eedeeyay maamulka Siilaanyo: waa bilaa xisaabtan
Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa ku eedeeyay maamulka Siilaanyo dilalka foosha xun ee askartu u gaystaan taliyeyaasha ka sareeya wuxuuna ku tilmaamey bilaa xisaabtan iyo jaantey wadhan.