X

Axmed Muumin Seed oo isku bedelay wasiir cimileedka maamulka Somaliland

Axmed Muumin Seed oo isku bedelay wasiirka cimilada maamulka Somaliland. Wasiirka oo saxaafada maamulka kula Hadley Hargeysa ayaa sheegay in gobolada Sanaag iyo Sool ay ku soo socoto duufaano kale. Somaliland ayaa taageereyaasheedu waxyar ka joogaan gobolada Sool iyo Sanaag.

Axmed Muumin oo Muuse Biixi u magacaabay wasiirka beeraha ayaa sheegay in dabaylo xoogan soo socdaan


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=xqWYTjQHHbc[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.