X

Axmed Muumin Seed oo isna ka tirsan xisbiga Wadani ayaa isna soo dhaweeyay xilliga doorashada laakiin ka digey..+MUUQAAL

Hargeysa–Axmed Muumin Seed oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa isna soo dhaweeyay xilliga doorashada ee lagu dhawaaqay isagoo isna ka digey in muddo kordhin kale la sameeyo wuxuuna ku baaqay in la isaga fadhiyo cidii sii hayn lahayd xukunka marka ay dhamaato mudadii shanta sano ahayd.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.