X

Axmed Muumin Seed oo ka qayliyay gaadhi Hindiga Boorama sida cayayaanka ugu soo batay iyo khatarta dhalinta wada

Boorama–Axmed Muumin Seed oo ku xigeena Xisbiga Wadani ayaa ka qayliyay gaadhi Hindiga bajaajta oo sida cayayaanka ugu soo batay magaalada oo ay sii dheertahay in ay wadaan dhalinyar ay dhici karto in ayna masuuliyad qaadi Karin.

Axmed Muumin ayaa ifiyay arin khatar ku ah dadweynaha magaalada oo ay ka hurdaan ama ogeynba masuuliyiinta ku shaqada leh waayo waxbey ka qaban lahaayeen iyadoo la ogyahay in aduunku madnuucay gaadhi Hindiga hadana ay ka shaqeeyaan wadamada fiqiirka ah ee sharcigu yar yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.