Boorama-Araabinews--Axmed Mumin Seed oo ah ku xigaha xisbiga beesha dhexe ee Wadani ayaa ku eedeeyay maamulka Siilaanyo shaqaaqadii ka dhacday Boorama habeen hore. Ma jiraan cid maamusha gobolkan waana halkaa dhibaatadu ayuu yiri Seed. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS