X

Axmed Muumin Seed waa jaahil dib ayaanu u gelinaynaa dugsi: masuul Wadani ah

Axmed Muumin Seed waa jaahil dib ayaanu u gelinaynaa dugsi. Waa hadalka masuul ka tirsan xisbiga Wadani oo ka jawaabay hadal Axmed Muumin Seed shalay ku yiri mucaarad ma Jiro hadda. ”Waxa maamulkan Muuse Biixi ku jira dad badan oo sidaasa oo aan dugsi soo marin.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4RQNFxL3DMs[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.