X

Axmed Samatar amaan ayuu is lahaa Muuse Biixi laakiin miinuu ku qarxiyay: Prof Buubaa

Axmed Samatar amaan ayuu is lahaa Muuse Biixi laakiin miinuu ku qarxiyay waa hadalkii Prof Ismaaciil Hure Buubaa oo wax laga weydiiyay Axmed Samatar oo dadka xasuusiyay xasuuqii Muuse Biixi. Prof Buubaa ayaa sheegay in Muuse Biixi dil ku xukuman yahay.

Prof Buubaa ayaa sheegay in Axmed Samatar ay u dhimantahay aqoonta Somaliland.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.