Baaq nabadeed oo ay soo saareen beesha Habaryoonis (ISAAQ) ayaa lagu sheegay in ay ka xunyihiin colaada ka socota cadka Itoobiya una dhaxaysa iyaga iyo beelaha Dhulbahante ee aagaas. Waxay dalbadeen xabad joojin iyo nabad.
Cilad dhinaca muuqaalka waa saxaynaa Insha Allah