Baaq laga soo saaray colaad u dhaxaysa laba beelood oo Dhulbahante ah oo ku dagaalamay Taleex+MUUQAAL
Buuhoodle 17 Dec 2014–Baaq nabadeed ayaa laga soo saaray colaad u dhaxaysa laba beelood oo Dhulbahante ah oo ku dagaalamay koofurta Sool gaar ahaan aagaga Taleex. Dagaalkan u dhexeeya labada beelood ayaa soo jiitamay in muddo ah.