Wasiirka gaashaandhiga dawlada dhexe ee Somaliya ayaa booqdey Baardheere oo dhawaan laga xoreeyay cadowga ummada Somaliyeed ee argagixisada shabaab. Wasiirka ayaa reer Baardheere u sheegay in ay noloshu hagaagi doonto. Dhinaca kale waxa goobta ka maqnaa xildhibaanada diidan maamulka Axmed Madoobe oo loo hanjabay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM