Suldaanka Siilaanyo Boqor burmadow ayaa Cali Warancade afka goostey kadib markii uu wax ka sheegasy baasaboor Somaliga waxa dhinaca kale uu ka hadlay tiyaatarka Hargeysa kuna eedeeyay C/raxmaan Ciro in uu arinta meel qaldan ka galay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS